AMISOM oo la wareegtay xarunta ay ka dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa si buuxda ula wareegay amaanka xarunta ay saakay ka dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa. Doorashada ayaa la filayaa in ay ka dhacdo xarunta Shiirkolle oo horey loogu qabtay doorashadii Gudoonka Baarlamaanka maamulka Galmudug sidoo kale ah xarunta KMG ah ay ku shiraan … Continue reading AMISOM oo la wareegtay xarunta ay ka dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Galmudug